Puntland oo amar culus ka soo saartay shirarka lagu qabto hotelada Garoowe

Maamulka Puntland ee gobolka Nugaal ayaa soo saaray qoraal lagu mamnuucay in magaaladaasi lagu qabto shirar iyo kulamo aysan ka war hayn Maamulka gobolka Nugaal iyo laamaha amniga. Qoraalkan oo soo baxday wax yar ka hor xilligii uu dhici lahaa kulankii dadweyne ee lagu marti qaaday Madaxweyne Farmaajo, balse la joojiyey ayaa lagu mamnuucay kulamada … Continue reading Puntland oo amar culus ka soo saartay shirarka lagu qabto hotelada Garoowe